Magaalada Minneapolis waxaa lagu soo geba-gebeeyay shirka Hay’adda Islaamiga ee Woqooyiga America ee magaceedda loo soo gaabiyo IANA oo sanadkii 21aad lagu qabtay.
Shirka hay’adda IANA oo ka dhacay Minneapolis
on Sep 3, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka