Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim John Un ayaa amray in la daldalo 30 sarkaal oo ka tirsan Maamulkiisa Waxaa lagu eedeeyey inay ka gaabiyeen ka hortagga iyo maareynta fatahaadihii sababay dhimashada 4,000 kun oo qof oo dhowaan ku dhuftay dalkaas.
Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim John Un oo Xukun Dal-dalaad ah ku riday 30 Sarkaal
on Sep 5, 2024