Maamul goboleedka Puntland ayaa beenisay eedeyn uga timid Qaramada modoobay oo ahayd Dad dhawaan lagu Toogtay Fagaare ku yaala Waqooyiga Magaalada Gaalkacro oo Maxkamad ay xukyntay ay ku jireen Dhalinyaro sida ay sheegtay hay’adda caruurta Qaramada Midoobey ee UNICEF.
Maamulka Puntland oo ka hadlay Eedeymo uga yimid Qaramada Midoobay
on Sep 5, 2024