Waxaa saakay aroortii hore tiro hoobiyaal ah lagu garaacay aagga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho,
Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho oo lagu garaacay Hoobiyayaal” Faafaahino dheeri ah
on Sep 5, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka