Madaxweynaha dalka Kenya ayaa u xil saaray wadaadada diimaha Kenya in ay ka soo tala bixiyaan shaqaaqoyinka diimaha salka ku hayo ee dalka Kenya ka dhacay.
Shaqaaqoyinka diimaha ee Kenya oo xal loo raadinayo
on Sep 5, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka