Dagaal Beeleeskii ugu Cuslaa ayaa laga soo Warinayaa degaanka Balli-soonyaane oo dhaca inta u dhexeysa Magaalooyinka Caabudwaaq iyo Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Dagaal Culus oo u dhaxeeya Labo Beelood oo ka socda Deegaanada Galmudug
on Sep 6, 2024