Warbixin ku saabsan amniga doorashada ka dhaceysa Mareykanka

Submitted by on Sep 6, 2024
← →

Washington — Saraakiisha ugu sarreysa ammaanka ee doorashada Mareykanka ayaa cod bixiyayaasha Mareykanka ka codsanaya in ay hoos u dhigaan buuqa oo ay diidaan waxa ay ku tilmaameen sheegashada aan sal iyo raadka lahayn ee ah in doorashada madaxtinimo ee soo socota lagu shuban doono.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment