Sawirro uu soo qaaday qalabka Robotka ayaa laga arkay in burburkii Titanic uu wax badan is beddelay ka dib markii uu muddo ka badan 100 sano yaallay gunta hoose ee badda.
Maxaad kala socotaa burburka markabkii Titanic ee badda gunteeda yaalla (Sawirro)
on Sep 8, 2024