Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay Arbacada berri ah cod u qaadaan in dib loo cusboonaysiinayo cunoqabataynta saaran in agab milatari la geeyo gobolka waqooyiga dalka Sudan ku yaalla ee Darfur.
Golaha Ammaanka oo u codeynaya cunaqabataynta Darfur
on Sep 10, 2024