Sida ay sheegeyso xog la isku halleyn karo oo laga helay ilo millatariga Soomaalida ah gaar ahaan qeybta u xil saaran fulinta heshiiska Masar iyo Soomaaliya ayaa xaqiiijiyay in diyaaradihii Masar ee garoonka Aadan Cadde ka degay dhamaadkii August ay wadeen,
Hubkii Dowlada Masar ka dajisay Muqdisho oo Xogo Dheer ah laga helay
on Sep 11, 2024