Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in Xuutiyiinta Yemen “ay eedi doonaan” gantaalkii ay ku rideen bartamaha Israa’iil eek u dhacay gudaha dalkiisa.
Israa’iil oo sheegtay in ay ka aargudan doonta kooxda Xuutiyiinta oo gantaal ku dhufatay gudaha dalkeeda
on Sep 16, 2024