Kooxaha xuquuqda aadanaha ayaa ku boorinaya Britain in aysan min guurin habka uu Talyaanigu isku dayayo in lagu dhimo tirada muhaajiriinta ee imaanaya xeebaheeda.
Britain oo loogu baaqay in aysan Talyaaniga kaga dayan siyaasadda socdaalka
on Sep 18, 2024