Lix dhallinyaro oo xer ahaa ayaa lagu dilay Masaajid ku yaalla magaalada Wardheer ee xarunta gobolka Wardheer ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.
Lix dhallinyaro oo xer ahaa oo lagu dilay Masjid ku yaalla Wardheer
on Sep 18, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka