Israa’iil ayaa duqeyn naadir ah oo ay Jimcihi shalay ka fulisay caasimadda Lubnan ee Beyruut ku dishay 14 qof oo uu ku jiray abaanduule sare oo ka tirsan ururka Xisbullah.
Weerar lagu dilay Ibrahim Caaqil oo ka dhacy Lubnaan ‘ Israel oo Fulisay
on Sep 21, 2024