Wiilka uu dhalay hogaamiyaha mudada dheer xilka hayay ee Uganda Yoweri Museveni ayaa Sabtidii sheegay inuu ka tanaasulay qorshihii uu xilka madaxweyne ugu tartami lahaa doorashada soo socota ee 2026,
Wiilka Museveni oo ka tanaasulay musharaxnimada madaxweyne
on Sep 22, 2024