Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay darbi bakhaar lagu keydiyo saadka ciidamada oo ku soo dumay shaqaale xoogsato ah oo raashin ku daabulayey bakhaarkaasi,
Shaqaale ku dhintay bakhaar militari oo ku dumay Muqdisho
on Sep 22, 2024