Ciidanka Israa’iil ayaa xoog ku galay xarunta telefishinka Al Jazeera ee magaalada Ramallah ee dhulka Falastiin ee la heysto(Daanta galbeed) Ciidamada ayaa xagiiska ku xiray amar militari,
Dowlada Israel oo Xirtay Xafiiska uu Telefashinka Al-jaziira ku lahaa Magaalada Ramallah
on Sep 22, 2024