Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dadaallo la doonayo in looga hortago in la leexsado ama la musuq-maasuqo sahayda gargaarka bani’aadanimada ee loogu talogalay dadka sida aadka ah ugu baahan ee wajahaya duruufaha adag ee nolosha.
Kismaayo: Dadaallo looga hortagayo in la musuqo gargaarka bani’aadanimo
on Sep 23, 2024