Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa caawa ku dhawaaqay in Puntland ay diyaar u tahay wada hadal ay la gasho DF si loo dhameeyo khilaafaadka jira.
Puntland oo ku Dhawaaqay Wada-hadal ay la galeyso Dowlada Somaliya
on Sep 24, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka