Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku baaqay in la qaado cunaqabateynta Mareykanka ee xannibaya qaar ka mid ah iibsashada difaaca ee dalkiisa iyo tallaabooyin kale ee “halka dhinac ah”.
Erdogan oo Mareykanka ugu baaqay inuu ka qaado cunaqabateynada difaaca
on Sep 24, 2024