Dowlada Iran oo sheegay inay ka jawaabeyso Dilka Loo Geestay Taliye ku xigeenkii Ilaalada ee wadankeeda

Submitted by on Sep 29, 2024

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Iran Cabbaas Araqchi ayaa Axadii sheegay in dilka ay Israa’iil ku dishay taliye ku xigeenkii ilaalada kacaanka Iran ee magaalada Beirut uu ahaa “dambi aad u fool xun” oo aan laga jawaabin.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment