Jabuuti — Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Ethiopia ka sugayso jawaab ku aadan deked ay Jabuuti ku yaboohday inay Ethiopia isticmaasho si loo yareeyo xiisadda ka dhex-jirta Soomaaliya iyo Ethiopia.
Jabuuti oo sheegtay in ay weli jawaab ka sugeyso Itoobiya
on Oct 1, 2024