Ma cadda bartilmaameedka balse garoonku wuxuu xuduud la leeyahay deegaanka Dahiyah oo ah xarunta ay Xisbullah ku xooggan tahay ee caasimadda.
Maxaa xalay ka dhacay Beyruut iyo qiiq madow oo saaka laga arkayo halkaas
on Oct 4, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka