Fiqi oo joogista ciidamada Itoobiya la xiriiriyey dhul qabsi

Submitted by on Oct 4, 2024

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa ku eedeeyey Itoobiya in joogisteeda Soomaaliya aysan la xiriirin la dagaalanka argagixisada balse uu yahay mid ay ‘ku qabsanayso’ dhul Soomaaliya ay leedahay.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment