Dowladda Soomaaliya ayaa sheegatay in ku dhowaad 60 maleeshiyo oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu dilay howlgallo ka dhacay gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe.
Dowladda oo sheegatay dilka ku dhowaad 60 Shabaab ah
on Oct 8, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka