Sidee qurbo-joogta Afrika ka timid ee noqday muwadaaniinta Mareykanka u wajahayaan doorashada madaxweynaha Mareykanka ee ay ku loolamayaan Donald Trump iyo Kamala Harris.
Qurbo-joogta Afrikaanka iyo doorashada USA
on Oct 8, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka