Soomaali lagu xukumay gobolka Minnesota

Submitted by on Oct 16, 2024

Maxkamad ku taalla gobolka Minnesota ayaa in ka badan 10 sano oo xabsi ah ku riday Maxamed Jaamac Ismaaciil oo ka mid ah tobaneeyo qof oo loo haysto inay is-daba marin ku sameeyeen malaayiin dollar oo loogu talo galay in lagu quudiyo caruurta gobolkaasi.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment