Deegaanka Ceel-Garas ee gobolka Galgaduud waxaa Maqribniadii Talaadada ka dhacay dhacdo araggax gelisay dadka deegaanka Beeraxaadle kadiib markii rag hubeysa ay ku dileen aabe iyo wiilkiisa oo ahaa qoys reer guura ah oo degganaa deegaanka Beeraxaadle ee degaanka Ceel-garas ee Gobolka Galgaduud » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maxay tahay sababta aabe iyo wiilkiisa loogu dilay bariga gobolka Galgaduud?
on Oct 16, 2024