Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay qodobadii la isku mari waayey ee Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo shalay Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey ayada oo aan heshiis lagu gaarin. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Bandhigga VOA: Qodobkii ugu adkee ee la isku mari waayey shirlkii GWQ
on Oct 17, 2024