Ciidamada Sudan ayaa Axaddii sheegay in taliye ka tirsan ciidamada ay dagaalka kula jiraan ee Gurmadka Degdega ah ee loo soo gaabiyo RSF ay isaga iyo qaar ka mid ah ciidamadiisu u soo goosteen dhanka ciidamada Sudan. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Taliye RSF ah oo u goostay ciidanka Sudan
on Oct 21, 2024