Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay weerarkii koox hubeysan ay 23-kii bishan ku qaadeen xarunta shirkad diyaaradeed ee magaalada Ankara iyo saameynta uu yeelan karo. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Amuuraha Islaamka: Saameynta uu yeelan karo weerarkii Ankara
on Oct 25, 2024