Maamulka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay hadal uu sheegay wasiirka Batroolka iyo Macdanka ee dowladda Federalka oo ku eedeeyey madaxda maamulkaas iyagu diideen in deegaanadaas laga sameeyo howlo sahmin » Akhri Qormo Dhamaystiran
Puntland maxay ka tiri inay iyagu diideen in shidaal laga baaro deeganadooda?
on Oct 27, 2024