Dhaq-dhaqaaqa Xizbullah ee Lubnaan ayaa Talaadada ku dhawaaqay in ay u doorteen hoggaamiye ku-xigeenka kooxda Naciim Qasem in uu beddelo Hassan Nasrallah ka dib markii uu ku dhintay duqayn ay Israel ka gaysatay koonfurta Beirut bishii hore. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Xizbullah oo dooratay hoggaamiye cusub
on Oct 29, 2024