Xisbiyada mucaaradka Turkey ayaa Khamiista maanta ku baaqay dibad-bax ka dhan ah wax ay ku sheegeen xarig siyaasad ay ka dambeyso oo loo gaystay duq magaalo oo lagu eedeeyay in uu xiriir la leeyahay kooxda la mamnuucay ee Kurdiyiinta ee PKK. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Mucaaradka Turkey oo ku baaqay dibad-bax kadib markii la xiray duq magaalo
on Oct 31, 2024