Madaxweynaha Mareykanka ee la doortey Donald Trump ayaa intii uu wadey ololihiisa doorashada sheegay in Bariga Dhexe xaaladdiisa iyo dagaalka Ukraine labadaba ay waxbadan iska bedeli doonaan oo uu nabadeyn doono. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Trump maka dhabeyn doonaa ballantiisii ahayd inuu joojin doono dagaalka Bariga Dhexe?
on Nov 9, 2024