Qoyska iyo qaraabacada carruur ku dhintay duqeyn ay ciidanka Isra’il ku bartilmaameedsatay goob ay kubad ku ciyaarayeen ayaa Sabtidi sameeyay kulan xus ah oo ay ugu murugoodeen uguna duceeyeey carruurta. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Gaza oo u murugootay carruur ay dileen ciidamada Isra’il
on Nov 10, 2024