Ra’iisul Wasaaraha Holland Dick Schoof ayaa baajiyay safarkii uu ku tagi lahaa shirka cimilada ee QM ee ka dhacaya Azerbaijan kaddib markii magaalada Amsterdam ay ruxeen rabshado dhexmaray taageerayaasha koox Israel ka socotay iyo dad u badnaa taksiilayaal » Akhri Qormo Dhamaystiran
Xiisad ka taagan Netherlands kadib rabshado
on Nov 10, 2024