Tirinta codadka ayaa ka socota Somaliland kadib markii shalay ay ka dhacday doorasho isku sidkan oo loo codaynayay musharaxiinta jagada maxadweyne iyo ururada siyaasadda ee doonaya inay xisbiyo noqdaan. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Tirinta codadka doorashada Somaliland oo socota
on Nov 14, 2024