Muranka ka dhashay hambalyada doorashada Somaliland iyo sida ay u arkaan dadka ka faalooda diblumaasiyadda

Submitted by on Nov 17, 2024
← →

Wasiirak Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan ) ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu maalintii shalay ahayd jeediyay Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi kaas oo ku aadanaa hadaladii ay saxaafadda u jeediyeen qaar ka mid ah safiirradda dalalka shisheeye ee  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment