Barnaamijka uu soo kordhiyay Instagram ee aad ku go’aamin karto waxa kaaga soo hor bixi kara bartooda

Submitted by on Nov 20, 2024
← →

Instagram ayaa tijaabinaysa barnaamij cusub kaas oo dadka u oggolaanaya in ay gabi ahaanba meesha ka saaraan dhammaan waxyaabaha iyaga oo aan rabin uga soo horbaxa marka ay galaan app ka.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment