Mareykanka oo dacwad ku soo oogay qofka 25-aad ee ugu taajirsan caalamka

Submitted by on Nov 21, 2024
← →

Shirkadda Adani Group ee India ayaa Khamiista maanta ah “kuwa aan sal iyo raad toona lahayn” ku tilmaantay eedeymaha Mareykanka ee ah in maal-qabeenkooda aas-aasay Gautam Adani uu bixiyay in ka badan $250 milyan oo laaluush ah.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment