Senator Chris Van Hollen ayaa qoray sharci raadinaya in la hakiyo hubka Mareykanka uu ka iibiyo Imaaraadka Carabta illaa Washington ay ka xaqiijineyso in Abu Dhabi aysan hubeyn kooxda Dacmu Sariic ama Gurmadka Deg-degga ah ee Suudaan. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Hubka Mareykanka uu ka iibiyo Imaaraadka oo la isku dayayo in la hakiyo
on Nov 22, 2024