Maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in boqolaal qoys oo kasoo barakacay dagaallo dhawaan ka dhacay degmada Luuq ee gobalka Gedo ay isgu tageen qeybo ka mid ah gobalka Bay. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Barakacaal gaaray Bay oo xaalado adag wajahaya
on Nov 23, 2024