Murashax taageersan Ruushka oo hogaaminaya doorashadi ka dhacday Romania

Submitted by on Nov 25, 2024
← →

Kaalin Joorjeesku oo ah nin ay siyaasaddiisu jirto midigta fog aadna u naqdiya gaashaanbuurta NATO isla markaana janjeera dhanka Ruushka ayaa si lama filaan ah kaalinta koowaad ugu soo baxay wareega koowaad ee doorashada madaxtinimada dalka Romania ee dhacday Axaddii shalay.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment