Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo ay yeesheen ku ansixiyey xubnaha cusub Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Baarlamanka oo ansixiyey guddiga doorashada
on Nov 27, 2024