Magaalada Atlanta ee gobolka Georgia ee dalkan Mareykanka waxaa todobaadkan ka dhacay tartamo isugu jiray kubadda cagta iyo kubadda kolayga oo ay ka qeyb galeen kooxo ka kala socday Soomaalida Waqooyiga America. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Toddobaadka cayaaraha Soomaalida oo lagu qabtay Atlanta
on Dec 2, 2024