QORYOOLEY— Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay xalliyay colaad u dhaxeeysay beelo walaala ah oo dhawaan ku dagaallamay degmada Qoryooleey.
Beelo lagu heshiisiiyay degmada Qoryooleey
on Dec 5, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka