Ciidamo ka tirsanaa Jubbaland oo ku sugan degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ku biiray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sida laga sheegay kulan lagusoo bandhigay ciidamadan. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Ciidamada Darawiishata Baladxaawo oo ku Biiray Kuwa Dowlada Soomaaliya
on Dec 9, 2024