Washington — Luigi Mangione oo ah nin lagaga shakiyey inuu dilay Brian Thomson oo ahaa nin madax ka ahaa shirkadda United Healthcare oo ah shirkad ceymis caafimaad ayaa shalay lagu qabtay goboblka Pennsylvania ee dalka Mareykanka.
Sidee loo qabtay ninka lagu tuhmayo dilka madaxii UnitedHealth?
on Dec 10, 2024