Barnaamijka Amuuraha Maraykanka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xilalka uu illaa hadda xushay madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump iyo fursadaha ay ka haystaan in Aqalka Senate-ka uu ansixiyo. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Xubnaha uu xushay Trump iyo fursadaha ay haystaan in la ansixiyo
on Dec 10, 2024